Shiikh Aadan Madoobe oo kormeeray goobta lagu dooranayo Madaxweynaha (Sawirro)

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kormeer ku tahay xarunta lagu qabanayo hadal jeedinta musharaxiinta iyo doorashada Madaxweynaha. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer indha-indheyn ah  ku tagay teendhada Afasiyooni  oo ay ka socoto qaban qaabada doorashada madaxweynaha. Guddoomiyaha ayaa gudaha teendhada Afasiyooni kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka nabad ilaalinta ATMIS iyo kuwa amniga ee … Continue reading Shiikh Aadan Madoobe oo kormeeray goobta lagu dooranayo Madaxweynaha (Sawirro)